Skip to main content

Posts

الحروف غير المنظمة

Recent posts

Eray bixin 4 kalmadood (quraanka dhaxdiisa).

assalaamu calaykum, walaalaha inta quraanka aqrisa kuna aqriya riwaayada xafasa ama riwaayada duuriga (ibii camar) waxaa jira laba kalmadood oo min laba mar quraanka ku jira isu geyn afar meelood quraanka uga xusan ayaan filayaa in dadka soomaalida ah intooda badan aysan aqoonin sida loogu dhawaaqo, kalmadda koowaad waa (وَيَبْصُۜطُ) aayada 245aad oo ku jirta suurada "albaqarah" sida aad ujeediin waxay uqorantahay saad la kor dhigay siin taasna waxaa laga wadaa in aad u aqri kartid labadaba laakiin maadaama siinku kor xigo asiga ayaad ku aqrinee sidaan ويبسط ayaad u aqrinee. kalmadda labaad waa: بَصْۜطَةً aayada 69aad suurada "al acraaf" ayadana isla sida tan hore ayaa loo aqrinaa. kalmadda sedaxaad waa: ٱلْمُصَۣيْطِرُونَ aayad 37aad suurada "wadduur" kalmaddaan sida idiin muuqata siinku waa ka hooseeyaa saadka marka hadaad quraanka ku aqrineysid riwaayada "xafsa" labadaba waa loo aqrin karaa laakiin saad-ka ayaa soo horreeya (saad u aqri)...

Alif wax maleh casharka 32aad

assalaamu calaykum,  kusoo dhawaada alif waxmalahaoo carabi ahaan loo higaadinaayo.  

Alif wax maleh casharka 31aad

assalaamu calaykum,  kusoo dhawaada alif waxmalaha oo carabi ahaan loo higaadinaayo.

alif wax maleh casharka 30aad

assalaamu calaykum,  kusoo dhawaada alif waxmalaha oo carabi ahaan loo higaadinaayo

alif wax maleh casharka 29aad

assalaamu calaykum,  kusoo dhawaada alif waxmalaha oo carabi ahaan loo higaadinaayo

alif wax maleh casharka 28aad

assalaamu calaykum,  kusoo dhawaada alif waxmalaha oo carabi ahaan loo higaadinaayo